waxa ku diyaarinayna logo ku gaara oo la aqoonsan yahay anagoo
u eekaynaa nooca shirkadaada ama shaqsiga raba.
waxa ahay graphic designer khibrad u leh inuu fikrad keeno
wax curiyo ka dibna design kareen kara waxa ka shaqeenaya
xirfada graphic design dhowr iyo toban sano anoo kasoo
shaqeeyey meelo badan.